Madaxweyne Qoor Qoor oo ka shaqeenaya in muddo kordhin loo sameeyo iyo Baarlamaanka oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan qorshayaal la doonayo in muddo kordhin loogu sameeyo madaxweynaha iyo hay’adaha kala duwan ee maamulkaasi. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddoonka baarlamaanka ku cadaadinaya in ay qabtaan mooshin ay diyaariyeen qaar kamid ah … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ka shaqeenaya in muddo kordhin loo sameeyo iyo Baarlamaanka oo…